Kulan Xasaasi ah oo Gaalkacyo uga Socda Nicholas Haysom iyo Madaxda Galmudug (Daawo Sawirada)

Koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaa ka socda kulan xasaasi ah oo u dhaxeeya Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom, Wakiilka Midowga Afrika  iyo Madaxda maamulka Galmudug garabka Dhuuso Mareeb. Maamulka Galmudug waxaa kulanka ku matalaya Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo sidoo kale Madaxa Xukuumada Sheekh Shaakir iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulkaasi. … Continue reading Kulan Xasaasi ah oo Gaalkacyo uga Socda Nicholas Haysom iyo Madaxda Galmudug (Daawo Sawirada)